In ka badan 57 ardey oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Himilo ee magaalada Baladweyne.

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka iskuulka Himilo ee magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay in fursad waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siiyeen 57 ardey kuwaasoo maalmaha khamiista iyo jimcaha barta cilmiga caafimaadka.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here