In ka badan 60 ardey oo dhameeyay jaamacadda Ummadda oo difaacatay buuga qalin jabinta.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-;Munaasabad buuga qalin jabinta ay ku difaacanayeen 60 ardey oo dhameeyay kuliyadda cilmiga bulshada ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Xubno ka tirsan maamulka jaamacadda Ummadda, ardeyda buuga difaacaneysay iyo marti sharaf kale ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.