In ka badan 60 ardey oo ka qalin jabisay jaamacadda Green Hope ee magaalada Baladweyne.

0
364

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayaan in ka badan 40 arday oo dhameeyay heerka koowaad ee jaamacadda Grean Hope faraceeda magaalada Baladweyne iyo 20 arday oo dhameeyay heerka 2 aad jaamacada Kasmo Universrty oo bah wadaag la ah Jaamacada Green hope taasoo ku taalla dalka Uganda waxaana ka qeyb galay munaasabadan maamulka Jaamacada ,bahda waxbarashada, walidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.