In ka badan 600 arday oo dhameeysatay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
54

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen 600 boqoloo arday oo baratay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Barnamijka la nagaad Qur’aanka ee Maraakizta Xaaji Xuseen.

Barnaamijka  Nagaad ayaa sanad waliba la qabtaa kaasi oo dadka lagu baro Qur’aanka kariimka waliba si bilaash ah.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here