In ka badan 70 arday oo ka qalin jabiyay jaamacada Daha ee Magaalada Gaalkacyo

0
223

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 70 Arday oo bartay Kuliyada waxbarashadda iyo kuliyada shareecada iyo qaanuunka islamarkaana ka aflaxday jaamacada Daha fareecada magaalada Gaalkacyo.

Waxaa ka qayb galay Munaasabada maamulka Jaamacada Daha bahda waxbarashada, waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi