In ka badan 70 Ardey oo ka qalin jabisay machadka Minhaal ee Burco.

0
172

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 70 arday oo dhameeysatay Culuumta Shareecada Islaamka islamarkaana ka aflaxday
Macadka Minhaal ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Burco.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka, Culimo, Waalidiin,macalimiin ,Dhalinyaro , Arday iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.