In ka badan 70 qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Dhuusamareeb.

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Gargaar oo ah urur ay kumidobeen dhalinyaro aqoonyaano ah isla markaana ka dhisan magaalada Dhusamareeb ee caasimada Galmudug kana shaqeeya arrimaha waxabarashadda, Caafimaadka iyo wacyagalinta bulshadda ayaa Inkabadan 70 qoysas oo danyar ah ugu qaybiyay Deeq Raashiin ah Magaalada Dhuusamareeb.

Deeqdaan ayaa iskugu jirtay Bur, Baris, Sonkor, Caano iyo Timir.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.