In ka badan 70 ruux oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne

0
301

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan ka hortaga tacdiyada loo geysto haweenka iyo Caruurta.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here