In ka badan 700 oo qoys oo ku nool Magaalada Garbahaarey oo la gaarsiiyay deeq raashin ah

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan oo ka kooban Bur Bariis sokor iyo Saliid ayaa la gaarsiiyay 700 oo qoys oo ka mid ah dadka barakacayasha ee ku nool degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo, waxana deeqdan bixisay hay’ada ZamZam.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here