In ka badan 75 ardey oo dhigata jaamacadda Hiiraan oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababar ku saabsanaa habka loo sameeyo xog ururinta iyo sida loo isticmaalo barnaamijyada xog ururinta lagu sameeyo islamarkana ay ka qeyb galeen 75 ardey oo dhigata jaamacadda Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here