In ka badan 8 macalimiin ah oo fursado shaqo ka helay dugsiga farsamada cabaas ee Baladweyne.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dugsiga farsamada Gacanta ee cabaas kuyaalo Xaafadda Bundaweyne ee Magaalada Baladweyne ayaa in kabadan 8dhalinyaro macalimiin ah u abuuray furstada shaqo.

Dhallinyaradan ayaa dugsiga farsamada gacanta ka dhiga xirfda dhar tolisada iyadoo shaqadaan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.