Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalda Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa lagu qabtay Munaasabadaan oo ay ku qalinjibinayeen in kabadan 80 arday kuwaasi oo bartay maadooyinka Caafimaadka iyo compterka islamarkaana ka Aflaxay machadka Danjir ee magaaladaasi
Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay maamulka machadka macalimiin waalidiin dhalinyaro Ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.
Audio Player