In ka badan 80 arday oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada dhuusa mareeb.

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada dhuusamreeb ayaa loogu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 81 arday oo bartay computerka kuwaasi oo ka aflaxay machadka Dheeman College

manuusabada waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin katirsan maamulka dhuusamareeb xubno kasocday wasaarada waxbarashada bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkan  waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi