In ka badan 80 ardey oo difaacashada bugaagtooda loogu soo gunaanaday Baladweyne.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ardeydan oo dhameeyay kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda Central ee magaalada Baladweyne ayaa maanta soo gaba gabeeyay difaacashada bugaagtooda kuwaasoo tiradooda ay gaareyso 80 ardey.

Maamulka iyo macalimiinta jaamacadda Central ee magaalada Baladweyne ayaa goob joog ka ahaa madasha iyagoo su’aallo kala duwan oo la xirira nuxurka bugaaga ay qoreen iyo barnaamijyada ay hal abuureen weydiyay ardeyda difaacaneysay bugaagta.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.