In ka badan 80 ardey oo waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Baladweyne

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 80 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka hoose dhaxe iyo sar ee Baladweyne .

Mamulaha iskulka baladweyne xasan cali Cabdi karim ayaa Radio Beerlulo ugu warmay tirada ardayda ayaa siyeen fursadaha waxbarsho ee lacag laa.anta ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Xaawo Aadan Xusen.