In ka badan 800 arday oo u fariistay imtixaanka machadka shaqaalaha Somaliland.

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Macadka shaqaalaha mamulka Somaliland ayaa maanta imtixaan ka qaaday 826 Arday kuwaasi oo soo codsaday waxbarashada uu macadka bixiyo.

Ardayadaan ayaa soo buuxiyay sharuudihii laga rabay waxeena ufadhisteen imtixaan lagu kala saaraayay si loo hubiyo aqoontooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.