In ka badan 800 oo dhalinyaro ah oo baratay xirfadda farsamada gacanta oo imtixaan looga furay Muqdisho.

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Machadka Shaqo abuurka iyo farsamada BTI oo kaashanaya Shirkadda korontada Beco ayaa magaalada Muqdisho ugu daahfuray inkabadan 800 dhallinyaro kuwaasi oo 200 kamid ah ka howl gali doonan Shirkada Beco.

Munaasabada lagu daahfurayey imtixaanka waxaa goob joog ahaa wasiirka shaqada XFS , maamulka Shirkada Beco , mas’uuliyiin ka socotay Machadka farsamada BTI iyo dhallinyarada u fariisatay imtixaanka.

Warbixintan waxaa soo jeeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.