In ka badan 85 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Qardho.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 85 Arday oo dhameysatay quraanka kariimka kana baxay dugsiga Daaru-huda .

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka dugsiga Daaru-huda bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale .

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.