In ka badan 85 ardeyd oo ka qalin jabisay iskuulka Al Bukhaari ee Baladweyne

0
256

Baladweyne(Radio Beerlula)-Munaasabaddan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen in ka badan 82 arday oo baratay habka talaalka Caafimaad iyo madada fagaaro ka hadalka islamarkana ka aflxay iskuulka Al Bukhaari ayaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne,waxana ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, culamaa‘udiin , waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.