Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka iyo Hay’adda IHH ee Turkiga ayaa deeq raashiin ah uqeybisay 883 qoys oo iskugu jira dad danyar ah iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku nool deegaanka Gubadley ee gobalka Banaadir.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.