In Ka badan 90 arday oo fursado waxbarasho bilaah ah ka helay iskuulka daryeel ee Baladweyne.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 90 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka Daryeel oo ku yaallo xaafada koshin ee magalada Baladweyne.

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka Daryeel  ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.