In ka badan 90 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Global ee magaalada Baladweyne.

0
86

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabada ay ku qalin jibinayeen in kabadan 90 Arday oo bartay cilmiga Computerka islamarkaana ka aflaxay iskuulka Global ee magaalada Baladweyne.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka iskuulka,  macalimiin , waalidiin ardayda qalin jabinaysa,  dhalinyaro iyo marti sharfta kale.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.