In ka badan 90 ardey oo ka qalin jabisay jaamacadda Baladweyne .

0
203

Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan 90 Arday oo baratay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Baladweyne ayaa xaflad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaHiiraan, waxaana ka qeyb galay xaflada qalin jabinta mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada Hirshabelle, maamulada jaamacadaha , bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.