In ka badan 90 ardey oo ka qalin ka jabisay iskuulka Hormuud ee magaalada Baladweyne.

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 92 arday oo baratay maadooyiinka igrisiiska’ Kombuyuuterka, Caafiimaadka iyo Fagaara hadalka isla markaana ka aflaxay iskuulka Hormuud.

Munaasabadan Ayaa waxa kasoo qayb galay waalidiin macalimiin Dhalinyaro iyo Arday Kuwaas oo Farxada la wadaagayay arday dhameeysatay maadooyiinka.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.