In ka badan 90 ardey oo ka qalin ka jabisay machadka tababarada iyo Tiknoolajiyada Buundo ee magaalada Jowhar.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaaalada Jowhar ee axrunt maamulka Hirshabeele ayaa lagu qabtay munaasabadan oo ay ku qalinjibinyeen in kabadan 90 arday oo baratay cilmiga Tiknoolajiyada kuwaasi oo kabaxay machada Machadka Tababarada iyo Tiknoolajiyada Buundo ee magaalada Jowhar
Munaasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay wasiiro iyo xildhibaano katirsan mamulka Hirshabeele aqoonyahano iyo waalidiin.

Maamulaha Machadka Buundo Abuukar Candinaasir ayaa kawaramaya marxaladihii ay soo mareen ardeyda qalinjibisay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan