In ka badan 900 oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay duleedka magaalada Muqdisho.

0
197

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Hay’adda Boqor Salmaan ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyey inkbadan 900 Qoys kuwaaas oo ku nool Deegaanka Garasbaaleey ee Gobalka Banaadir.

Deeqdan raashinka ah oo aay kudeeqday Hay’adda Boqor Salmaana ayaa waxa qeyb ka ahaa fulinteeda hay’adda wadaniga ee Tadaamun iyada oo logu talagay in aay ku afauraan dadka Deegaanka Garasbaaleey ee Gobalka Banaadir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.