In ka badan kun qoys oo danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Baydhabo.

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqdan oo isugu jirtay Bur, Bariis, Songor, Saliid, iyo Timir, kana timid xarunta gargaarka iyo hoowlaha bini aadanimo ee Boqor salmaan isla markaana loo wakiishay Hay’adaha Tadamun ayaa maalinkii labaad la gaarsiiyay 1,200 Qoysas oo Danyar ah kuwaasi oo ku nool kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo

waxa goob joog ahaa goobta laku qeybinayey deeqdaan Raashiinka ah maamulka degmada Baydhabo mas’uuliyiin katirsan hay’adda Boqor salmaan hay’adda Tadamun iyo dadka looqeeybiyey deeqda.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here