In ka badan kun qoys oo danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Muqdisho.

0
242

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan Raashiinka ah oo katimid boqortooyada Sacuudiga ayaa degmada Deyniile ee gobolka Banaadir loogu qeybiyay 1,000 qoys oo danyar ah si ay ugu anfuraan bisha barakeeysan ee Ramadaan oo bilashadeeda waqti kooban ka hartay.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.