In ka badan laba kun oo kiish oo shamiito ah oo lagu wareejiyay guddiga dhismaha xarunta agoonta Baydhabo.

0
45

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Xuseen Maxamed ayaa agab dhismo ku wareejiyay Guddiga gacanta ku haayo dhismaha xarunta Xanaanada gabadhaha agoonta ee magaalada Baydhabo.

Xarunta Xanaanada gabadhaha agoonta ayaa muda saddex sano ah dhisamaheeda ka socdaa Magaalada Baydhabo ee gobalka Baay iyadoona ka kooban saddex dabaq.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here