Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa 2,000 oo qoys waxa ay gargaar rashiin Qamadi ah ugu qeybisay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Gargarkaan mucaawinada ah qoysaska ka faa’iideeystay ayaa iskugu jiray danyar, naafo barakacyaal iyo dad wayeelo ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.