In kabadan 100 arday oo baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
106

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 100 arday oo baratay Xifdinta iyo Tafsiiska Qur’aanka kariimka iyo Akhris qoraalka Luuqada carabiga islamarkaana ka aflaxday Madarasada Nasrul-Diin.

Munaasabada lagu maamuusay ardaydaan waxaa ka qeybgalay Maamulka Madarasada,Culimo udiin , Macallimiin , Waalidiin ,Dhallinyaro, Haween iyo ardayda loo qabtay Munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here