Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 100 ardayda oo isugu kuwoo dhameeysatay fasalka 8aad iyo Cilmiga Sayniska Islmarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe Sare Safa.
Munaasabadan lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Safa, Bahda Waxbarashada, Macallimiin, Waalidiin , Haween iyo Dhallinyaro.
Warbixintaan waxaa soojedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.
Audio Player