in kabadan 100 macallin tababar sara loogu qaadayo aqoontooda looga furay Gaalkacyo

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ka furtay tababar ku saabsan sare u qaadista waxbarashada aqoon macalimiinta gaar ahaan qaadista imtixaanaadka casriga ah

Waxaa ka qeybgalay furitaanka tababarkaan macalimiinta,waxgarad iyo masuuliyiin kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here