in kabadan 100 qooys oo deeq raashin ah loogu qeeybiyay Muqdihso

0
192

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Hormuud Salaama Foundation ayaa magaalada Muqdisho deeq raashiin ah u qaybisay inkabadan 100 qoys oo danyar ah oo ay gacanta ku hayso Hay’adda SOHEDA.

Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis , Baasto ,Saliid iyo Timir.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here