In kabadan 110 ardey oo ka qalinjibisay Machadka Hiraal ee magaalada Hargeysa.

0
198

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 110 ardey oo baratay xirfado kala duwan sida suuq geeynta iyo , Make up ka, islamarkana ka aflaxday Machadka Hiraal ee magaalada Hargeysa.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka wasaarada dhalinyarada, maamulka iskuulka, bahda waxbarashada , waalidiin, dhalinyaro , Haween , ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.