In kabadan 125 Arday oo bartay cilmiga caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Borama

0
174

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 125 arday oo dhameeysatay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Adal.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degmada,Bahda Waxbarashada, Waalidiin, Macallimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here