In kabadan 13 macalin oo fursado shaqo ka helay iskuulka Cumar Binu khadaab ee Baladweyne

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka cumar binu khadaab oo kamid ah iskuuladii ugu horeeyay ee laga hirgiliyay xiligii burburka kadib magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiran ayaa waxaa fursado shaqo In kabadan 13 macalin kuwaasi oo ka howgala qeybaha kal duwan ee iskuulka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.