Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Magaalada Muqdisho si gaar ah Degmada Hodon waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay 1,500 oo qoys kuwaas oo iskugu jira danyar,barakacyaal iyo dad qaba baahiyaha gaarka ah.
Deeqdan ayaa ka koobneed bur bariis Sokor caaano iyo saliid.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.