In kabadan 220 arday oo ka qalinjibisay Machadka farsamada Gacanta Burco

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka farsamada gacanta ee magaalada burco ayaa munsabad qalin jabin ah u qabtay in ka badan 220 arday oo dhameysay xirfadaha farsamada gacanta sida xarqaanka cilaanka korontaada iyo kuwo kale oo badan

Munaasabad ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here