In kabadan 30 suxufi oo tababar looga daahfuray Muqdisho

0
31

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa tababar lagu baranayo habka sameynta iyo soo saarista uubista filimada u furay 30 xubnood oo ka kala socda warbaahinta qaranka iyo warbaahinada kale.

Tababarka ayaa inta uu socda wariyaasha lagu bari doonaa sida loo duubo muuqaalada iyo sameeyntooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.