Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada dhoobleey ee gobolka jubadda Hoose ayaa in kabadan 300 oo qof oo danyar ah loogu sameeyay adeeg indha fiiqis lacag la,aan ah .
Mashruucaan ayaa waxaa dadka danyar ah usameeyay isbitaalka Rafiiqi ee degmada Dhoobleey.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.