In kabadan 300 oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeeybiyay dagmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhaxe.

0
16

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’ada maareynta masiiboyinka qaranka somaliya ayaa deeq Raashin ah ugu qeybisay degmada cadale ee gobolka shabelaha dhaxe In ka badan 300 qoys oo daruufo kala duwan uga soo barakacay Tulooyin hoos yimaada Dagamada Cadalle waxaana madasha lagu bixinayey deeqda goob joog ka ahaa gudoomiyaha degmada cadalle iyomasuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.