in kabadan 400 oo qoys oo magaalada Hargeysa loogu qeeybiyay agabka loo isticmaalo guryaha.

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland oo kaashaneysa hay’addaha UNHCR iyo NRC ayaa magaalada Hargaysa ugu qaybisay inkabadan 400 Qoys oo danyar ah agabyo kala duwan oo kagooban bustayaal Bacaha guryaha lasaarto iyo sajaayado

Madasha lagu qeybinayey deeqda agabka ah ayaa waxa goob-joog ahaa mas’uuliyiin katirsan hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somaliland iyo madax katirsan hay’addaha UNHCR iyo NRC.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.