In kabadan 50 arday oo danyar ah oo magaalada gaalkacyo loogu qeybiyay agabka waxbarashada.

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaro ku nool Magaalada Gaalkacyo ayaa isku xilqaamay sidii ay ucaawin lahaayeen ardeyda kasoo jeeda dadka danyarta ah.

Ardeydan oo dhigta iskuulka Gurmad ee Baladweyne ayaa lagu doonsiiyay agabka uu ardeyga ubaahanyahay sida dharka Buugaagta iyo qalimaanta.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here