In kabadan 56 Arday oo ka Aflaxday dugsiga Ceeynu tacliim oo Munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Baladweyne ayaa Lagu qabtay munaasabad aay ku Qalin jabinayeen 56 ardayday oo bartay culuumta shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay dugsiga hoose dhexe sare ee Ceeynu tacliim

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Dugsiga, Culimo udiin, Macallimiin, iyo Waalidiin

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here