Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen I 60 arday oo baratay ingiriiska , carabiga, Caafimaad iyo Computerka kana qalin jabisay iskuulka hoose Dhexe sare Ramadaan Qaybta private ka ayaa waxaa ka qeyb galay waalidiin macalimiin , maamulka iskuulka, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.