In kabadan 700 oo arday oo ka qalinjibisay machadka farsamada gacanta ee Garowe

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ee xarunta maamulka putland ayaa loogu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 788 arday oo bartay xirfadaha farsamada gacanta sida Korontada Xarqaanka iyo xirfado kale kuwaasi oo ka aflaxay xarunta farsamada gacanta A.C.M islamarkaana ay soo qaban qaabisay Hayada Save the Children.

manuusabada waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin katirsan wasaaradaha waxbarashada shaqada iyo arimaha bulshada, maamulka xarunta A.C.M mas’uuliyiin ka socotay hay’adda Save The Childaren iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.