Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay Munaasabad abaalmirono lagu gudoonsinayey 90 ardey oo masjidka hidaaya ka dhamaysay kitaabo diini oo kala ah Miatu Xadiis iyo Baabul Fiqhi
Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka masjidka, Culimo u diin, Macallimiin , Arday iyo qaybaha Kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


