Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in la la soo gaaro gurmad biyo ah.

0
268

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 200 oo qoys oo deegannadii ay ku noolayeen uga soo barakacay sameynta ka dhalatay abaarta islamarkana ku nool kaamka Mubarak oo ku yalla xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan soo food saartay duruufo ay ka mid yihiin biyo la’aan.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.