In ka badan 40 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabadda qalin jabintooda loogu qabtay Kismaayo.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad ay ku qalinjabinayeen in kabadan 40 arday oo baratay Quraanka Kariimka ayaa lagu qabtay Madarasada Salmaan Al Faarisi ee magaalada Kismaayo waxaana kasoo qeyb galay munaasabada culamaa‘udiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.